Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur-haba ee gobolka Bay waxay sheegayaan in uu ka dhacay qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa geeriyooday,…
Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada Afgooye iyo guud ahaan Gobolka Shabeellada hoose ay saamayn ba’an…
Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa loogaga hadlay fatahaadaha ka jira deegaano ka mid ah gobolada Sh/hoose iyo Sh/dhexe. Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxa ay qoraalkooda ku sheegeen…