Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Puntland. Siciid Deni Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay madax ka…
Waxaa dib loo bilaabay dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Dhismaha wadadan ayaa istaagay kadib markii weeraro qaraxyo ah lala bartilmaameedsaday Ingineero ajaanib ahaa oo waday dhismaha wadadani. Dabayaaqadii sanadkii…
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LAQAATAY URURRADA BULSHADA RAYIDKA, UGUNNA WARBIXIYEY HANNAANKA GEEDI SOCODKA SIYAASADDA DALKA
Muqdisho, Luuliyo 19, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee dalka, dadaallada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








