Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda KMG ayaa u codeeyay Wax ka Bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda ee dalka. Xildhibaanada ayaana doodo ka yeeshay…
Yearly Archives
2020
Xukuumadda Oo Nus Milyan Doolar U Qoondeysay Gurmadka Iyo Samabata Bixinta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadda Degmada Afgooye
written by HAJI
Dhuusamareeb; Arbaco, July 22, 2020 —-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray wasaaradda maaliyadda in si deg deg ah loo bixiyo $500,000 (Shan Boqol oo Kun Oo Doollar) oo…
Akhriso WAR-MURTIYEED Kasoo Baxay Shirka Madaxda DFS iyo Madaxda Dowlad Goboleedyadad
written by HAJI
War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii Dhuusomareeb uga socday dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada soo socota ee la isku khilaafsanaa. Madaxda Soomaalida ayaa isku af-gartay…









