Magaalada Dhuusamareeb waxaa goor dhow ka furmay shirkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada oo isla caawaba la soo xirayo War murtiyeed ka baxay shirka ayaa waxaa ku xusan in Madaxdu…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Ciidanka Kumaandooska Danab, ay ku leeyihiin Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha ayaa waxaa kormeerkan…
MADAXWEYNE FARMAAJO “SHACABKA SOOMAALIYEED WAXAA LOOGA BAAHAN YAHAY IN AY KU KALSOODAAN HOR U SOCODKA SIYAASADEED EE DALKEENNA”
Luuliyo 22, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer ee…
Madaxwayne Waare “Xildhibaankii kursigiisa dhabarka saartay ama la cararay ha ogaado, hana ku Bishaareysta Xildhibaankaas sooma noqonaayo”
Madaxweynaha HirShabeelle Mohammed Abdi Waare ayaa caawa Khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo caawa lagu soo gebagebeeyey Dhuusamareeb. Waare ayaa…
Akhriso: Khudbadii Farmaajo ee Dhuusamareeb “Waxaan dib ugu laabanayaa baarlamaanka”
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo caawa khudbad ka jeediyey magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimaha doorashada dalka, waxuuna sheegay in kursiga uu ku yimid doorasho dadban oo lagu qanacsanaa,…
Madaxweyne Deni “Waxaa meesha ka baxay Khilaafkii ka dhex-jiray DF iyo Mamul Goboleedyada”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khubad ka jeediyay Shirka Caawa Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada uga furmay Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweye Deni ayaa waxaa uu sheegay…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay Khubad ka jeediyay Shirka Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in…
Ethiopia oo sheegtay inaysan jirin cid ka horistaagi karta isticmaalka Biyaha Wabiga Nile
Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay inaysan jirin cid ka horistaagi karta isticmaalka biyaha wabiga Nile,waxana uu Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedduu Andaargaashew sheegay Itoobiya iney biyaha wabiga Nile ay u isticmaali…










