Xeerka deegaameynta kuraasta ee uu dhawaan ansixyay golaha Shacabka ayaa markii ugu horreysay kuraasta baarlamaanka federaalka ah u qeybiyay 18-kii gobol ee ay Soomaaliya ka koobeyd kahor inta aan la…
2020
Dhageyso:-Dood ku saabsan xaalada Hoy la’aanta iyo cimilada ee saameysey Barakacaysha Magalada Baydhabo
Barnaamijka Todobaadkan waxaa looga hadlaayey Saameynta dhaxanta iyo qabowga dhacaya sida u saameeyey dadka Barakacaaysha ee ku nool kaamaka Baydhabo. Dhageyso:-Dood ku saabsan xaalada Hoy la’aanta iyo cimilada ee saameysey…
Beesha Caalamka oo ka hadashay Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb dalbatayna doorasho toos ah
Qoraal kasoo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee Magaalada Dhuusamareeb. Beesha Caalamka ayaa waxaa…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay labo xubnood oo u metelaya maamulka Puntland guddiga farsamo ee dhowaan ay madaxda dowlada federalka iyo maamul goboleedyada ku heshiiyeen inay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 25/7/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Agendaha kulanka ayaa ah,…
Maamul goboleedyada Qaar oo ku dhawaaqay xubnaha ku matali doona Guddiga Farsamo ee doorashooyinka
Madaxda maamulada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka ah kuna qabsoomay magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda…
Saturday July 25, 2020 Turkish president joins hundreds of worshippers after iconic Istanbul landmark’s controversial reconversion into mosque. Turkey’s President Tayyip Erdogan attends Friday prayers at Hagia Sophia Grand Mosque,…










