Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub. Waxaa uu sheegay 170 Xildhibaan ay xilka ka…
2020
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay go’aanka G/Shacabka ee Kalsooni kala-noqoshada Ra’iisul Wasaaraha
Muqdisho, 25ka Luuliyo, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre.…
Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed
Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo maareynta howlaha Golaha Xukuumadda si…
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii dalka oo maanta uu ku dhowaaqay guddoomiyaha baarlamaanka in kalsoonidii lagala laabtay xukuumadiisa uuna aqbalay Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho…
Xarunta ookiyaaliyaasha dhaqtar shiine obtikaal ee magaalada baydhabo waxey ka mid tahay xarumaha lagu sameeyo daweynta indhaha iyo ookiyaalishaasha ee maagalada baydhabo inta badan waxey xooga saartaa sameynta ookiyaaliyaasha kala…








