War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in go’aankii xilka looga qaaday Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ay dib u dhac ku tahay Soomaaliya iyo…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin kaddib markii xilka laga qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Axmed Qoorqoor ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho…
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ilyaas Saciid Cali “Qalinle” Iyo Lataliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Dhanka Haweenka Aamina Eelaay Ayaa Kulan Isbarasho Ah La Yeeshay Abwaaniinta…
Qoraal kasoo baxay Jaamacadda Carabta ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan isbadalka ka dhashay kalsooni kala laabashada Xukuumaddii Xasan Cali Khayre, Shirarka Heer Federaal iyo Heer Dowlad, Doorashada dalka,…










