(Muqdisho – 27 Luulyo 2020) Khadka Internet-ka ayaa dib ugu soo laabtay Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya, kadib markii si ku-meel-gaar ah loo xalliyay cilladdii jirtay, oo sababtay inuu internetku go’o…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda arrimaha dibedda waxay ku kharash gartay $ 1.5 bilyan dimoqraadiyadda Soomaaliya waxayna dhistay kalitalisnimo
Waxaa qoray Michael Rubin Bishii Luulyo 25keedii, baarlamaanka loo magacaabay Soomaaliya waxay u codeeyeen in xilka laga tuuro Xasan Cali Khaire, ra’iisul wasaaraha dalka. Tallaabadaas, ayaa u oggolaaneysa Madaxweynaha Soomaaliya…
On July 25, Somalia’s appointed Parliament voted to oust Hassan Ali Khaire, the country’s prime minister. The move, which allows Somalia’s President Mohamed Abdullahi Mohamed, also known as Farmajo, to consolidate greater…
Allah u naxariistee waxaa magaala Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Galmudug, kaas oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa isbitaalka Erdogan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa lagu…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galnudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyaga oo ka wada-hadlay xaaladda…










