Farixiyo Axamed maxamed oo ah Madaxa Xafiiska Ka Hortaga Tacadiga ka dhanka ah Haweenka koonfur galbeed ayaa waxey sheegtey in lagu guuleystey in haweenka ku nool degaanada koonfur galbeded gaar…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Sii hayaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa u magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiskiisa Cabdirizaq Xuseen Aadan isagoo ka joojiyay shaqadii xoghayihii hore. Magacaabidan ayaa timid waxyar…
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa deeqo waxbarasho oo heer jaamaceed ah siinaysa sanadkii 2aad ardayda Soomaaliyeed, ee ka soo qalin-jebisay Dugsiga Sare. Bilowga sanadkii 1aad ee barnaamijka deeqda waxbarasho ee…










