Qoraal kasoo baxay Xubnaha Ururka Midowga Afrika ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee Magaalada Dhuusamareeb. Ururka Midowga Afrika…
Yearly Archives
2020
Wasiir Maareeye “Axsaabta mucaaradka ah ee dalka ayaa qeyb ka noqon doona shirka Dhuusamareeb ka dhici doona
written by HAJI
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in shirka loo ballansanyahay bartamaha bisha Agoosto ay ka qeyb-gali doonaan axsaabta mucaaradka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wasiiro, Xildhibaano iyo…
Kulan Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ayaa kusoo dhamaaday buuq kadib markii xildhibaanada qaar keeneen mooshin xilka looga tuurayo Ra’isul Wasaare Kheyre. Gudoomiyaha…









