Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacag loogu tala galay gurmadka Fatahaada degmada Afgooye oo todobaadyo ka hor ugu deeqday Xukuumadda Soomaaliya. Wasiir Beyle…
Yearly Archives
2020
Xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay ku ansixiyeen xubin cusub oo lagu biiriyey guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. Sacdiya Yuusuf Shuuriye…
Dhegeyso Barnaamijka Bidhaamiye Qeybtii 9 aad ee Todobaadkan, waxaana Barnaamijkaan Talaado kasta ka dhegeysataan Idaacada Warsan ee Magalada Baydhaboo,maanta Barnaamijka Waxaa si wadajir ah udaadihinaya Shukri Bidhaan iyo Muxudiin Xusni.…
Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federalka ayaa soo saartay qoraal ay ku ansixinayso dhaqangalka Manhajka Dugsiyada Sare oo dhowaan la dhamaystirey daabacaadiisa. Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre ayaa soo saaray…










