Dawladda Kenya ayaa goor dhowayd faafaahin ka bixisay diyaarad shalay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. War-saxaafadeed goor dhow kasoo baxay milatariga Kenya ayaa…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Lafta Gareen oo Muqisho kula Kulmay ku-xigeenka 1-aad Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (Sawirro)
written by HAJI
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ku Xigeenka 1-aad ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya . Sidoo kale kulanka waxaa…
US AFRICOM oo beenisay eedayn ku saabsan saddex carruur ah oo lagu dilay duqayn ka dhacday Jilib
written by HAJI
Taliska AFRICOM ayaa beeniyay warbixinada sheegaya in seddex carruur ah lagu dilay duqeyn xagga cirka ah oo koonfurta Soomaaliya lagula beegsaday xubno katirsan al-Shabaab, Arbacadii lasoo dhaafay. Warbaahinta maxalliga ah…










