Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta waxa ay ku ansixiyeen Dib u Eegista Miisaaniyadda dowladda 2020. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka u Dirtay Baaq Ku Aadan Fatahaadaha Webiga Shabeelle
Wasiirka gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdinuur Cabdi Caruush ayaa hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay dar-dargeliyaan howlahooda ku aaddan taakuleynta Dadka ku waxyeelloobay fatahaadda Webiga…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ‘Laftagareen’ ayaa waxa uu kula kulmay magaalada Muqdisho mas’uuliyiinta hay’adda bisha cas ee dalka Turkiga iyo sidoo kale madaxda hay’adda…
Maamulka Jubbaland ayaa ka hor-yimid ansixintii Golaha Wasiirada ee Golaha Adeegga Garsoorka iyo Hey’adda Batroolka Soomaaliyeed, iyagoo ku tilmaamay hannaanka loo maray ansixintaas ay tahay mid aan sharci aheyn. Madaxweyne…









