Sii-hayaha Ra’iisul wasaraha ahna Raiisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilka ka qaaday xoghayihii joogtada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen Aadan, xilkaan loo magacabay todobaadkii hore. Cabdirasaaq…
2020
Madasha Xisbiyada oo si adag u eedeysay golaha wasiirrada hal arrina uga digtay Farmaajo
War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa looga hadlay ansixintii golaha wasiirrada Soomaaliya ee dhismaha hey’adda Batroolka iyo xubno cusub oo lagu biiriyey golaha adeega garsoorka Soomaaliya. Qoraalka ka soo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday laba ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo magacaabay xubno kale. Lafta Gareen ayaa bedelay wasiirkii wasaaradda…
Madaxweyne Waare oo xilkii ka qaaday qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada isagoo magacaabay xubno kale
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabelle Maxamee Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday xubno ka tirsanaa golihiisa wasiirrda isagoo magacaabay xubno cusub. Madaxweyne Waare ayaa xilkii ka wasiirkii Tamarta iyo Biyaha Hir-shabelle…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu meesha ka baxay qadarintii iyo wanaagii uu u hayay dowladda federalka Soomaaliya, isagoo tilmaamay inuu bareerahiisa la tegidoono Dhuusomareeb. “Shalay Dhuusomareeb markaan…










