Wasiirka Wafaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in iyadoo la khafiifinayo xayiradaaha dalka ee loo hakiyay xakameynta cudurka safmarka ee covid-19, dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah 3-da…
Yearly Archives
2020
Xoghayaha Ururka Qareenada oo sharci darro ku tilmaamay Magacaabidda Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka
written by HAJI
Xoghayaha Ururka Qareenada Soomaaliyeed Garyaqaan Daahir Maxmed Cali (Carab) ayaa ku tilmaamay sharci darro magacaabida xubnaha golaha adeegga garsoorka ee ay ansixiyeen golaha wasiirada. Qoraal uu soo saaray xoghayaha ururka…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa magaaabay labada Xubnood ee Galmudug ku matalaya guddiga farsamo ee ka baaraandagaya hannaanka doorashooyinka dalka. Labadan xubnood ee uu magacaabay…
Waxaa xilkii laga qaaday guddoomiyihii magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Safiyo Sheekh Xasan Cali, iyadoo la magacaabay guddoomiye cusub. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka…










