Maanta oo ay Taariikhda Hijriyadu ku beegan tahay 10-ka Bisha Carafo Sanadka 1441-ka, kuna beegan 31 July 2020-ka Miilaaddiyada, waxaa inta badan Dunida Islaamka looga dabaaldegayaa Maalinta Koowaad ee Ciidul…
2020
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid a Abdullahi Deni, ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar…
Madaxweyne Laftagareen Oo Maanta Salaada Ciidul Adxaa Shacabka Kula tukaday Magaalada Baydhabo (Sawiro)
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Caziiz Xasan Laftagareen, ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday ee magaalada Baydhabo. Madaxweynaha ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha…
Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo dadka Shacabka latukaday Salaadii Ciida Magaalada Kismaayo (Sawirro)
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa masuuliyiin iyo qayb kamid ah shacabka Jubbaland salaadda ciida kula tukaday xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed…
Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee Ciidul Adxada. Shariif ayaa ugu baaqay bulshada in ay farxadda…
Barnaamijkii Barakacayaasha Qeybtiisa 11 aad ee Todobaadkan waxaa looga hadalaayey sida ay u ciideen dadka Barakacaaysha iyo Dadka kale, ayagoo ilaalinaya ka hortaga Cudurka Covid-19 iyo side Xerooyinka Barakacaaysha ugu…








