Barnaamijyada Idaacada warsan ee magaalada Baydhabo ayaa ah kuwo badankooda hadiyado lagu siiyo dhageystayaasha Idaacada ku xiran,waxaana barnaamijkan uu ahaa mid wariyaasha ku salaamayeen ehelkooda iyo asxaabtooda. Qeybtan hoose ka…
Yearly Archives
2020
Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyey 10 urur Siyaasadeed oo buuxiyey shuruudaha
written by HAJI
Guddiga kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Dowladda Puntland, ayaa Maanta oo Sabti ah si rasmi ah u dhammaystiray Hannaankii Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Puntland. Hannaanka Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Puntland oo soo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweyne Laftagareen ayaa qeyb…








