Saraakiil sar-sare oo ka tirsan Ciidanka Millateriga Siiriya iyo Jennaraalo ka tirsan kacaanka Iraan ayaa lagu dilay duqeyn ay fuliyeen Diyaaradaha Dagaalka Israel ee F35 ee aanu Raadaarku qaban karin,…
2020
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa xalay booqasho ku tagay magaalada Beyruut saacado kadib markii xisbiyada dalkaasi isku raaceen Raysalwasaaraha cusub oo loo magacaabay Mustafa Adib oo horey u ahaa safiirka…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbland Oo Muqdisho soo Gaaray Iyo Soodhaweyn Loo Sameeyay
Madaxweynaah Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe ayaaa soo dagay magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda federaalka Soomaliya. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar maxamuud Maxamed…
Siihayaha wasiirka waxbarashada oo dhagax dhigay Dugsiga waxbarashada beeraha Balcad (Sawiro)
Sii hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wasiirka waxbarashada Hirshabeelle Dr. Cabdullaahi Abuukar Xuseen ayaa waxay maanta ka dhagax dhigeen degmada Balcad dugsiga waxbarashada beeraha ee magaaladaas.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









