Diyaaradda A Star El Al plane ayaa goor dhow ka cago-dhigatay Magaalada Abu Dhabi ee dalka Emirate-ka Carabta, ka dib markii ay ka soo duushay Garoonka Ben-Gurion ee duleedka Magaalada…
Yearly Archives
2020
Dowladda federaalka ah Soomaaliya ayaa maanta wafdi u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Wafdigan ayaa waxaa horkacaya wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada…
Mudanaayasha Golaha Shacabka BJFS Ayaa Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed
written by HAJI
Mudanaayasha golaha shacabka Baarlamaanka JFS ayaa ansixiyey hindise-sharciyeedka qareenada soomaliyeed oo ay agalaadeen 139 mudane waxana diiday 2 mudane wax ka aamusay majirin. dhanka kale mudanayasha ayaa ka doodaya 1-akhrinta…








