Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaarada Maaliyadda maamulka Galmudug ee kutaala magaalada Dhuusomareeb. Kormeerkan shaqo ee uu Madaxweynuhu ku tegey…
Yearly Archives
2020
Wasaaradda warbarshada XFS oo sheegtay in dhawaan la shaacin doono natiijada imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare
written by HAJI
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga todobaadka soo socdo ay shaacin doonaan…
Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeelanayaan xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa uga doodi doona Akhrinta 1-aad Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha…










