Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa war ka soo saaray tirada weerarada dhinaca cirka, ee uu dalka ka fuliyay sanadkan 2020. Taliska AFRICOM ayaa qoraal ku sheegay in…
2020
Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxay ansixyeen Xeer Isgaarsiinta Puntland, ka dib shir ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland. Shirkan ayaa waxaa shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni,…
Sanbaloolshe: Farmaajo mudada uu dastuurka ogolyahay kuma soo magacaabin Raaisal wasaaraha
Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa Madaxweynaha Somaliya ku dhaliilay inuu ku xadgudbay dastuurka. Taliyihii hore ee NISA ayaa sheegay inaanu…
Madaxweyne Qoor-qoor oo daahfuray mashruuc cusub oo laga fulinayo Galmudug (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta daahfuray mashruuca biyoole oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Galmudug kaasi oo lagu qabtay…
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Nidaam waxbarasho oo dadka waa weyn loogu tala galay
Siihayaha Wasiirka waxbarashada Xuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in dhawaan ay dowladdu shaacin doonto Natiijada Imtixaanaadkii ay qaadday wasaaraddu. Goodax Barre oo ka hadlayay kulan uu la…










