Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Wareegto ka soo baxdey Xafiiskiisa loogu magacaabey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Abdullahi Ali Maxamed Watiin. Hoos ka Aqriso Wareegtada…
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa ujeedada kadanbeysa magacaabista Hogaankan. Hogaanka dhawaan ay hirgalisay Hay,adda Nabada sugiga NISA ayaa lasheegey in samaynta hoggaanka ay ka timid talo uu bixiyay,Taliyihii NSS…
Madaxweynaha Jubbaland oo tababr usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Jubbaland (Sawirro)
written by HAJI
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta dowlad goboledka Jubbaland kuwaasi oo qeyb ka ah howl-galada ka dhanka ah argagixisada.…










