Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta khudbad ka horjeediyay kulanka Golaha Joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya. Madaxweynaha ayaa Aqalka Sare la wadaagay warbixin ku saabsan xaaladda…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maamulka Jubaland oo war ka soo saaray dooda ah “Doorashaaba laga garramayee Gedo maxaa keenay?”
Agaasimaha warfaafinta maamulka Jubbaland Maxamed Axmed Sebriye ayaa soo saaray qoraal uu ku sharaxayo caqabadaha ku hor gudban shirkii Muqdisho uga furmi lahaa madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland iyo Madaxweyne Farmaajo.…
Madaxweyne Deni oo la kulmay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha dowladda Somalia (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan casho Sharaf ah ugu sameeyey magalada Muqdisho xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay…
Goodax barre oo go’aan ka gaaray waxa laga yeelayo ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka
Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa faah-faahiyay go’aanka ka wasaarad ahaan kaga aadan ardayda wax ka barata Puntland ee aan ka qeyb qaadan imtixaanka shahaadiga ah. Cabdullaahi…










