Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar Madaafiic ah ku qaaday saldhigga Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Ciidanka Jabuuti ayaa dhankooda Madaafiic kale ku jawaabay, kuwaasoo ay…
Yearly Archives
2020
Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War kasoo saartay Shirka Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland uga furmaya Magaalada Muqdisho.…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa cambaareyn kala kulmay murashaxa xilka kula tartamaya Joe Biden, kadib markii jaraa’idka dalkaasi shaaciyey warbixin sheegaysa in Trump marar badan aflagaadeeyey askartii Maraykanka ee dagaalada…










