Madaxweynhii hore ee Mali Ibrahim Boubacar Keita, kaasi la afgambiyay bishii August ayaa waddanka ka tagay. Saraakiisha milatariga ayaa sheegay in Keita uu sababo caafimaad ugu duulay Isutagga Imaaraadka Carabta…
2020
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey. Kulankaas ayaa…
Hoos ka dhageyso Barnaamij gaar aha oo loga hadlaayo Muhiimada ay leedahay Waxbarashada iyo Dhibaatooyinka lagala Kulmo Jahliga Dhageyso:-Barnaamij looga hadlaayo Waxbarashada was last modified: September 6th, 2020 by Warsan…
Maamulka Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga dhisay Biyo xireennada Webiga Shabeelle “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan, Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda, Abuukar Sheekh Cabdullaahi Maaddeey iyo Duq Magaalada Baladweyne ayaa kormeer ku tagay goobaha Biya xireennada laga sameeyay. Guddoomiye ku-xigeenka…
Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada sare (Akhriso 100 Ugu Sareysa)
Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka.Tirada guud…









