Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
Yearly Archives
2020
Ciidanka xoogga dalka oo bur buriyay gaadiid Al-Shabaab ka soo buuxiyeen walxaha Qarxa
written by HAJI
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab oo shalay argagixisada ka saaray deegaanka Janaay-cabdale oo qiyaastii magaalada kismaayo 60 km u jirta ayaa waxay wadaan howlgalo ay kubaacsanayaan maleeshiyaadka firxadka argagixisada…
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaannada uu la kulmay Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa…










