Ciidamada Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa xaqiijiyey in askari looga dhaawacay weerar ka dhacay degaanka Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo Gaashaanle sare Christopher Karns oo u hadlay ciidamada milatariga…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Akhriso Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeen maaliyada Shabeelaha hoose
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka…
Madaxweyne-yaasha Hirshabelle iyo Galmudug, Maxamed Cabdi Waare iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa waxaa lagu wadaa inay gaaraan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Koonfur…
Dhageyso+Sawiro:-Barnaamij ku saabsan muhiimada Waxbarashada-Akhris iyo Qoraalka.
Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta qabatay Barnaamij ku saabsan muhiimada Waxbrashada ay leedahay,sidoo kale maalinta Akhriska iyo Qoraalka oo maanta ku beegan ayaa laga hadlayay. Barnaamijka Waxaa marti…










