Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay taageereyso dib u habeyn lagu sameeyo waaxda amniga Soomaaliya, taasi oo ay sheegtay inay mustaqbal ifaya u hogaamin doonto Soomaaliya iyo Soomaalida. Qoraal…
2020
Wasaaradda warfaafinta oo bahda warbaahinta kala shirtay dhaqangalinta sharciga saxaafadda (War saxaafadeed)
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta u qabatay saxaafadda madaxa bannaan iyo ururada matala saxaafadda dalka qaarkood kulan ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa, inay dhagaystaan cabashooyinka …
War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu shaacisay magaca hoggaamiye sare oo Al-Shabaab looga dilay duqeyn 25-kii Agoosto ka dhacday Koonfurta Soomaaliya. War-saxaafadeedka kasoo baxay…
Siihayaha xilka raysal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta hoygiisa magaalada Muqdisho qado Sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdigiisa oo maalmahan ku…
Dawladda Soomaaliya oo dhaqan galinaysa xeerarka xoojinaya la dagaalanka musuq-maasuqa
Wasaaradda cadaadala XFS ayaa Muqdisho ka furtay wadatashi ku aadaan dib ugu biirista hiishiiska caalamiga ah ee la dagaalanka musuq-maasuqa.Wadatashigan oo ku saabsan hirgalinta istiraajiyada Qaran ee la dagaalanka musuq-maasuqa…
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku aadan saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19 uu ku keenay dhaqaalaha caalamka,…










