Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
2020
Maamulka Galmudug oo faahfaahin kabixiyeeb kulankii dhexmaray Xubnaha Beesha Caalamka iyo Qoor Qoor
Madaxweynaha Dowladda Galmudug,Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehlinayeen Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle iyo KGS ayaa kulan la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Mareykanka, UK, Sweden,…
Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wada jir ah uga qeyb gali…
Golaha Xukuumadda oo meel marisay hindise sharciyeedka dhismaha hay’adda diiwaan-galinta iyo aqoonsiga dadweynaha “Sawirro”
Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise Sharciyeedka dhismaha hey’adda dhiirri-gelinta maal-gashiga…
Golaha naafada Qaranka oo wada-tashi looga hadlayey Qabyo-Qoraalka sharciga naafada ku soo gabogabeeyey magaalada Samo-reeb “SAWIRRO”
Kulankaan oo muddo seddex maalmood ah ka socanayey magaalada Samoreeb ee xarunta Galmudug ayaa ku saabsanaa wada-tashiga qabyo qoraalka Sharciga Naafada Soomaaliyeed, waxaana maanta looga hadlay Wada-tashiga iyo Wacyigalinta Xuquuqda…










