Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Yearly Archives
2020
Shirka iskaashiga iyo wadatashiga Dowlad Goboleedyada Hirshabeele, Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo goordhow ka furmay Baydhabo
written by HAJI
Shirka iskaashiga iyo wadatashiga Dowlad Goboleedyada Hirshabeele, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka furmay magaalada Baydhabo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee koonfur galbeed. Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta gareen…
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho kadib kulan wadatashi ah oo ay kusoo qaateen magaalada Baydhaba. Axmed Qoorqoor, C/Casiis Lafta-gareen iyo Maxamed Cabdi…
Sii hayaha Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshadda oo kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada dowlad goboleedyada “Sawirro”
written by HAJI
Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Warfaa ayaa wuxuu maanta xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad-gobolleedyada…









