Dab xoog leh ayaa qabsaday dekedda caasimadda Lubnaan ee Beirut, ka dib markii wax ka yar bil ay halkaasi ka dhaceen qarax weyn uu baabi’iyay dhismayaasha dekedda iyo goobaha kale…
2020
Jaamacadda Carabta oo ka gaabisay soo jeedinta Falastiin ee cambaareynta Heshiiska Imaaraadka iyo Isreal
Hogaamiyeyaasha Falastiin ayaa ku guuleystay in ay dib u cusbooneysiiyaan qadiyaddood dowladnimo ka dib kulankii arbacadii dhacay, laakiin waxay awoodi waayeen in ay xubnaha jaamacadda Carabta ka dhaadhiciyaan in la…
Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka Iyo Dowladda Suudaan
Muqdisho; Khamiis, Sebtember 10, 2020—-Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay gudoomiyihii hore ee golaha shacabka, Maxamed Jawaari. Kulankaasi ayaa waxa uu ka dhacay…









