Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa la weydiiyey su’aalo dhawr ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed…
Yearly Archives
2020
Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku kulmaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa intii lagu…
Munaasabad uu xilka kula wareegay Ra’isul wasaaraha cusub ee xukummadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacday aqalka madaxtooyada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya waxaana uu kala wareegay sii hayihii…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Yamamoto iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beileh ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood ah oo ku saabsan yareynta deynta ay Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin seddex hay’adood…








