Qoraal kooban oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey is afgarad maanta dhex maray ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo safiirka Mareykanka Donald…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddiga farsamadda soo xulista Barlamaanka labaad ee Hirshabelle oo gaaray Magaalada jowhar
written by HAJI
Waxaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle guddiga farsamadda soo xulista Baarlamaanka Labaad ee maamulka Hirshabelle. Guddigan gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa waxaa garoonka Maxamed…
Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ku amray Gudoomiye-yaasha Degmooyinka inay xaqiijiyaan amniga. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee…










