Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Faafaahin Dad Isku Qoys Ahaa Oo Lagu Laayay Degmo Ka Tirsan Gobolka Bakool
by Admin November 25, 2020Wararka aan ka heleyno degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa la sheegayaan in halkaas habeenkii xalay aheyd uu ka dhacay weerar xoogan oo lagu qaaday Guri ay ku sugnaayeen…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Dadkii Lagu Laayay Degmada Waajid
by Admin November 25, 2020Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar lagu dilay dad isku qoys ahaa oo habeenkii xalay aheyd lagu laayay degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur, xili ay ku…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo la kulmay saraakiisha ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM (Sawiro)
by Admin November 25, 2020Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Taliyaha qeybta saddexaad ee Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM iyo Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya oo u diyaargarowday hawlgalka lagu qabanayo Xarunta Gobolka Tigreyga
by Admin November 25, 2020Militariga Itoobiya ayaa si weyn ugu diyaargaroobay hawlgalka la qorsheeyay in lagu qabto Magaalada Mekelle ee Xarunta Maamulka Tigreyga. Ciidamada Federaalka Itoobiya oo hareereeyay Magaalada Mekelle ayaa la sheegay in…
-
Joe Biden, Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka ayaa sheegay in kooxda uu u magacaabay qaban-qaabada xilwareejinta, ay wada shaqayn wanaagsan ka helayaan Maamulka Donald Trump. Madaxweyne Trump ayaa Isniintii amray…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo sheegay in diyaar u yahay inuu la fariisto Musharaxiinta Mucaaradka
by Admin November 25, 2020Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu la fariisan doono Musharaxiinta Mucaaradka, ee ka walaacsan Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka qaarkood. Ra’iisal Wasaaraha ayaa tilmaamay in masuuliyad culus ay tahay…
-
WARARKA MAANTA
Abiy Axmed oo codsi la xiriira gobolka Tigray u diray beesha caalamka
by Admin November 25, 2020Itoobiya waxay ka codsatay beesha caalamka in aysan isku dayin ‘tallaabooyin aanan lasoo dhaweeynin oo ah falal sharci darro ah oo ku saabsan faragelinta xaaladda dagaal ee ka taagan waqooyiga…

