Ujeedada Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gaalkacyo ayaa lagu sheegay inay tahay ka qeybgalka aas qaran oo loo sameynayo Saraakiil ka tirsan Ciidanka oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday Qarax…
2020
Wasaaradda caafimaadka XFS oo tababbar ku saabsan dhimirka u soo xirtay xirfadleyaal caafimaad (Sawirro)
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo kaashaneysa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo gabagabeysay tababbar ku saabsan caafimaadka dhimirka. Tababbarkan ayaa ujeedkiisu wuxuu ahaa in…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Aaska Saraakiishii Qaranka ee ku shahiiday Qaraxii Gaalkacyo “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Gaalkacyo saraakiishii qaranka ee ku shahiiday falkii argagixisadu shalay ka geysteen…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ka hadlayay munaasabadda sanad-guurada labaad ee ka soo wareegatay doorashadiisa ayaa farriin u diray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. C/casiis Lafta…







