Shirka Agaasimayaasha Guud ee Wasaraadaha Arrimaha Dastuurka heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan oo socon doona muddo saddex maalin ah waxay u jeedadiisu…
2020
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goordhow ku kulmay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay inuu ku faraxsan…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa isu keenay Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo khilaaf diblomaasiyadeed u dhaxeeyo labada dal, kaddib markii dowladda Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahan waxa kaga hadleynaa Cunada nafaqada leh,Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Cunada iyo Beeraha…







