Madaxweynaha Dalka Jubuuti Ismail Omar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee soomaaliya u fadhinaya Dalkaasi, Salaad Cali Jeelle. Guddoonka warqadaha aqoonsiga oo ka dhacday Madaxtooyada Jabuuti…
Yearly Archives
2020
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan kula qaatay dhiggiisa Wasiirka Maaliyadda dowladda Turkiga Lütfi Elvan. Kulanka dhexmaray Wasiir Beyle iyo Wasiir Lütfi…
Madaxweyne Xasan: Soomaaliya Waxay u Baahan tahay Siyaasad Arrimo Dibad oo Qab iyo Caadifado aan ku Saleysnaanin
written by Admin
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadlayey madasha Doodsan oo looga hadlayey arrimaha diblomaasiyadda iyo doorashada ayaa ku dheeraaday sida Soomaaliya ugu baahan tahay siyaasadda deggan oo arrimaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








