Gabar uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa xabsiga la dhigay, sida ay shaacisay hooyadeed. Semahal Meles waxaa lagu xiray magaalada Maqalle ee caasimadda gobolka Tigray, sida…
Yearly Archives
2020
Wasiirka Maaliyadda dowladda Soomaaliya Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa ku saxiixay heshiisyada Deyn Cafinta oo hore ay u soo saxiixeen masuuliyiinta dalalka ku bahoobay Naadiga Paris “Paris Club”. Saxiixaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray caasimada Jabuuti. Kulankan ayay labada dhinac uga wadahadleen arrimo muhiim…









