Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumada Federalka oo looga hadlay Amniga Doorashoyinka (Sawiro)
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin Amniga Doorashooyinka, Amniga Qaranka iyo xuduudaha dalka, kaalinta…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu ku dhaqaaqay tallaabo halis gelinaya jiritaanka dastuuriga ee hey’addaha dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana sameeyay…
Weriye Cabdulqaadir Maxamed Faarax Dulyar iyo weriye Maxamed Cismaan Makaraan ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii ay ciidamada ammaanka magaalada Beledweyne ay xireen. C/qadir Dulyar oo fadhigiisu yahay magaalada…
Hoos dhageyso Ku celis Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahan waxa kaga hadleynaa Cunada nafaqada leh,Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Cunada iyo…







