Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa ka qeyb galay Bandhig Gobalka Banaadir iyo Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed ay si waddajir ah ugu soo bandhigayeen…
2020
Akhriso: Guddiga Doorashada Ee Lagu Muransan Yahay Oo Dalab U Diray Madaxda Maamul Goboleedyada
Guddiga Doorashada heer Federaal ee lagu muransan yahay ayaa soo saaray Habraacyada Doorashooyinka dowlad Goboleedyada dalka u diray Habraacyada Doorashooyinka Aqalka Sare iyo Foomamka Musharaxiinta. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa…
Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay howlgalo kala duwan ka wada xaafado ka tirsan Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayo. Ciidamada amniga dowladda…
Dhageyso+Sawiro:-Xiriirka u dhaxeeya bulshada iyo xaruunta xalinta khilaafaadka Degmada Baydhabo
Hoos ka dood ku saabsan Xiriirka u dhaxeeya bulshada iyo xaruunta xalinta khilaafaadka Degmada Baydhabo. Barnaamijka waxaa ka qeyb galey Qaar ka mid ah Mas’uuliyanta xaruuntaas.Qeybta dambe ee Barnaamijka dhageystayaasha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
MUQDISHO- Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee sharci lambar 18 oo…







