Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay hoyga uu Garoowe ka degay ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi. Madaxweyne Deni iyo Guddoomiyaha…
Yearly Archives
2020
Xildhibaan Xasan Cabdulqaadir Muudey oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanada Hirshabelle ayaa si adag uga hadlay dhacdadii Maqribnimadii caawa ka dhacday Magaalada Muqdisho, laguna weeraray ciyaartoyda Koonfur Galbeed ku meteleysa…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray magaalada Garowe, Madaxweyne Saciid Deni ayaa soo dhoweeyay wafdiga Sheekh Shariif hoggaamjnayay. Madaxweyne Shariif…









