Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Agaasimaha Cusub ee Habmaamuuska Xafiiskiisa Maxamed Faarax Sabriye,isagoo ka mid noqonaya Agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble. Mas’uulkaan Cusub ee la…
2020
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta yeeshay Kulankooda Caadiga ahaa, kaas oo uu Shir Guddominaayey Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad. Ajendayaasha Kulanka Maanta ayaa…
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa daqiiqado kahor ka furmay Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage oo markii ugu horreeyay lagu qabanayo dalka Soomaaliya. Ajandaha shirka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo gobolka Banaadir ee barri ka qayb galaya daawashada ciyaarta kama…








