Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa lagu shaaciyay magacaabidda Afhayeenka cusub ee Xukuumadda.…
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Puntland, Axmed Cabdullaahi Yuusuf (Axmed Dowlad) ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyay geerida…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay xubno uu horkacayay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Qoraal lagu daabacay barta Madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook…








