Khilaaf xoog leh ayaa ka dhashay xeerka uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu wax ka bedelka dastuurka ugu dib dhigay Baarlamaanka 11aad ee soo socda. Madaxweynaha ayaa tallaabadan qaaday, xilli…
2020
Wasiirka maaliyadda xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay lacagaha ay u qorsheysay dowlada federalka inay ku bixiso doorashooyinka lagu wado inay dalka ka dhacaan. Cabdiraxmaan Beyle Wasiirka…
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ka raadineysa dowlada Turkiga inuu ka caawiyo garsoorka iyo caddaalada,iyadoo wasiirka cadaalada iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ay booqasho ku joogaan dalka Turkiga. Xeer ilaaliyaha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal iyo Wafdi uu hoggaaminayo.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
RW Rooble Iyo Ururrada Bulshada Rayidka iyo Culimadda Oo Ka Wada Hadlay Doorashada Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah oo ku addan doorashooyinka la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo culima’udiinka Soomaaliyeed. Kulankan oo lagu xoojinaayey xiriirka…







