Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
2020
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta anxisiyey sharci muhiim ah
by Admin November 14, 2020Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaannada ayaa akhrinta saddexaad marsiiyey Hindise Sharciyeedka Beeraha…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo bedelay ku xigeenadii Cumar Filish ee Gobalka Banaadir
by Admin November 14, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa is bedel ku sameeyey hoggaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir. Ugu horeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud u magacaabay guddoomiye ku xigeenka maamulka…
-
WARARKA MAANTA
Ku simaha Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la kulmay Wasiirka Haweenka X.F ee Soomaaliya (sawirro)
by Admin November 14, 2020Ku simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka baarlamaanka, mudane Cali Saciid Fiqi iyo Wasiirka haweenka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa ka wada hadlay sida ugu habboon oo lagu xaqiijin…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Mursal oo magacaabay guddi soo diyaara saamaynta Covid19 ku yeeshay dalka
by Admin November 14, 2020Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay guddi KMG ah oo loo igmaday soo diyaarinta saamaynta cudurka Covid19 ku yeeshay dalka, iyadoo magacaabidda guddigaan…
-
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelanaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaanada ayaa ka doodi doona Hindise Sharciyeedka Beeraha,…
-
WARARKA MAANTA
Cali Guudlaawe oo eedeyn u jeediyey beesha caalamka baaqna u diray bulshada HirShabeelle
by Admin November 14, 2020Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo warbaahinta la hadlay, ayaa u mahadceliyay cid kasta oo ka qayb-qaadatay habsami u socodka doorashadii uu ku guulaystay. Madaxweynaha cusub…
-
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Wakhtiga ku haboon ee dallagga ay tahay in la waraabiyo iyo doorkay ka qaadato wanaajinta geedka iyo faya qab kiis,Barnaamijka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
China ” waxaa naga go’an in aan heer sare geyno xiriirka nagala dhaxeeya Soomaaliya
by Admin November 13, 2020Dowladda China ayaa sheegtay in ay go’an tahay xiriir iskaashi oo qota dheer oo ay la yeelato Soomaaliya si ay qeyb wanaagsan uga noqoto tartanaka tartanka talalka Geeska Africa ee…
