Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
January 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadn
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashey duqeyn dhanka cirka ah oo dhacday degaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka laguna beegsadey Xarumo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan…
-
English news
Biden signs orders to end ‘Muslim ban’, rejoin climate deal, WHO
by Admin January 21, 2021Thursday January 21, 2021 Just hours into his presidency, Joe Biden signs string of executive actions reversing key Trump administration policies. Just hours after his inauguration at the US Capitol…
-
WARARKA MAANTA
Weerar lagu qaaday kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda ee gobolka Gedo
by Admin January 21, 2021Wararka ka imanaya gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab weerar dhabo gal ah ku qaadeen kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan…
-
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray in uu si uun u soo laaban doono ka dib markii uu ka tagay Aqalka Cad oo muddo afar sano…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay
by Admin January 21, 2021Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun ayaa xalay saqdii dhexe lagu dilay magaalada Muqdisho kaddib rasaas ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ku fureen gaari uu la socday.…
-
Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka isagoo si rasmi ah ula wareegay xafiiska Aqalka Cad ayaa saacado un kadib dhaartiisa saxiixay wareegtooyin Madaxaweyne…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Yurub oo daah furay mashruuc ballaaran oo ku saabsan kobcinta kalluumaysiga Soomaaliya
by Admin January 21, 2021Munaasabad lagu daahfurayay mashruuc Midowga Yurub uu maalgeliyay oo ku saabsan Kalluumeysiga iyo xoolaha ayaa saaka ka dhacay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho. Mashruucan oo ay fulineyso Hay’adda Cuntada iyo…

