Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
January 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaacil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Khasaaro ka dhashay weerar bambaano oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
by Admin January 28, 2021Weerarkaasi bambaano ayaa waxaa xalay lagu qaaday Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ku leeyihiin degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda maamuladda Puntland iyo Jubbaland oo ku baaqay shir deg deg ah
by Admin January 28, 2021Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxaa ay soo saareen War-Saxaafadeed wadajir ah oo ay uga hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Muranka ka taagan doorashooyinka dalka maadaama mudada xilheynta Madaxda…
-
Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed, iyadoo arrintan ka mid aheyd shuruudihii ku hor-gudbanaa shir dhex mara Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Guddiga…
-
WARARKA MAANTA
War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Hergalinta doorashada heer federaal
by Admin January 28, 2021Iyadoo wali aan laga heshiin khilaafka ka taaggan qabsoomida doorashada heer federaal ayaa warbixin arintan ku saabsan waxaa soo saaray guddiga her galinta doorashooyinka heer federaal. Guddiga ayaa warbixintooda ku…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender. Madaxweyne Farmaajo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan

