Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
January 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Oo Shaacisay Tirada Askar Lagu Qabtay Dagaalkii Balad-Xaawo
by Admin January 25, 2021Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay dagaalkii xalay Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Wasiir Janan ku dhexmaray degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo. Wasiir Dubbe oo…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland oo siyaabo kala duwan uga hadlay dagaal ka dhacay degmada Beled-xaawo
by Admin January 25, 2021Dagaal culus oo dhaxmaray ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo uu hoggaaminayay Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa lagu waramayaa in uu xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Beled-xaawo…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Dowladda oo Guulo ka sheegtay Maleeshiyaad Xalay weerar Ku soo qaadeen Qeybo Kamid Ah Balad-Xaawo
by Admin January 25, 2021Dagaal culus oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Haramcad iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee koonfurta…
-
WARARKA MAANTA
James Swan oo madaxweynaha Galmudug ku dhiirri galiyay inuu sii wado isku dayga lagu xallinayo khilaafka doorashada
by Admin January 25, 2021Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Jamed Swan, ayaa madaxwenynaha Galmudug, Axmed Qoorqoor ku ammaanay isku dayga lagu xallinayo khilaafka ka dhashay hirgelinta qorshaha doorashada. Danjire James Swan oo madaxweynaha Galmudug…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ku celis Qeybta 6 aad ee Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada
by Warsan Radio January 25, 2021Hoos ka dhageyso Ku celia Qeybta 6 aad ee Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada.barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa nafaqada laga helo Kaluunka,waxana soo saartey Hay’ada Qaramada…
-
War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan qabashada doorasho leysla ogol yahay. Warka ka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

