Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
February 14, 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
DFS oo cambaaraysay weerar Argagixiso oo ay kooxda Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen Dalka Sacuudiga
by Admin February 14, 2021Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay malleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo dalka Yemen, markii ay Diyaarad aan duuliye lahayn oo miinaysan ku weerareen Garoonka diyaaradaha Abha ee dalka…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeya qaban-qaabada shirka golaha wada tashiga Qaran
by Admin February 14, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Guddiga farsamo ayaa u…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah loo furo wadada dabka oo xalay hay’adaha Amniga Soomaaliya ay dhagxaan waaweyn ku xireen.…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta Oo Ku Dhawaaqay Banaanbaxyo Ka Dhacaya Muqdisho
by Admin February 14, 2021Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, marxalada kala guurka iyo muranka ka taagan doorashada dalka ka dhaceysa oo lagu heshiin waayay. Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Aqalka Sare oo Laalay Xeerka Farmaajo uu Ku Meelmariyey Golaha Adeegga Garsoorka
by Admin February 14, 2021Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa laalay golaha adeegga garsoorka isaga oo sheegay iney sharci darro aheyd in loo soo gudbiyo golaha xubno aan lagu soo magacaabin hannaan sharci…
-
WARARKA MAANTA
Trump oo lagu waayay dacwad ah inuu ka dambeeyay weerarkii Aqalka Kongreska
by Admin February 14, 2021Aqalka sare ee Mareykanka ayaa shan maalmood kaddib soo afmeeray dacwaddii Donald Trump ee uu waday. Sida horayba loo saadaalinayey, go’aanka ugu dambeeya wuxuu noqday inuu wax lug ah ku…

