Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
April 2021
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan
by Admin April 13, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Madaxwaynaha JFS oo hambalyo udiray shacabka Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed
by Admin April 13, 2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga Bishan barakeysan ee…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
by Admin April 13, 2021Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. ” Waxaan…
-
WARARKA MAANTA
Maxamed Cabdulaahi Oomaar oo diiday xilka cusub oo loo magacaabay
by Admin April 13, 2021Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomar ayaa diiday inuu noqdo wasiirka cusub Wasaaradda wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo loo magacaabay. War uu soo saaray…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo si adag u diiday Muddo kordhinta Golaha Shacabka
by Admin April 13, 2021Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ayaa si adag u diidayaa muddo kororsiga ay sameeyeen Golaha shacabka, waxayna ku tilmaameen sharci daro uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka uu muddo xileedkiisu dhammaaday.…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in beri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan
by Admin April 12, 2021Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, ka dib markii degaano ka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Hay’adda Save The Children” Malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ayaa wajahaya cunno yari”.
by Admin April 12, 2021Hay’adda arrimaha gargaarka ee Save The Children ayaa sheegtay in saameynta ka dhalatay ayaxa iyo abaaraha ay malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ay u horseedeen inay soo wajahdo cunno…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal wasaare Rooble oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalla Awdheegle
by Admin April 12, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer ku tegay Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa munaasabadda…
